Al Shabaab oo soo bandhigtay ciidamo hubeesan oo isku soo dhiibay (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa soo bandhigtay shan askari oo ay sheegeen in ay kasoo goosteen ciidanka Milatariga Soomaaliya ee ka howl gala degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan , kuwaa oo dhinacooda isku soo dhiibay. Askartan oo ku labisnaa dareeska ciidanka Milatariga Soomaaliya sidoo kale watay qoryaha AK-47 ayaa lagu soo bandhigay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, … Continue reading Al Shabaab oo soo bandhigtay ciidamo hubeesan oo isku soo dhiibay (Daawo Sawirada)